Taliyaha ciidanka booliiska oo kormeeray goob ay beri Doorasho ka dhaceyso (Sawirro)

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Gen. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan xubno katirsan guddiga KMG ee dhameestirka doorashooyinka kuraasta bannaan ayaa kormeeray halka lagu qabanayo doorashada kursiga GSH086. Jeneraal Sulub iyo xubnaha la socday ayaa indha indheyn ku sameeyay goobta doorashada ka dhaceyso iyo sida ciidamada booliisla u xaqiijinayaan ammaanka hoolka doorashada. Doorashadan kursigan oo … Continue reading Taliyaha ciidanka booliiska oo kormeeray goob ay beri Doorasho ka dhaceyso (Sawirro)